You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo cirbixiyeen Muslim ah oo hawada sare ka soo diray hambalyo qurux badan oo uu Ciidda ugu talagalay
Muddo bil ah oo la soomanaa kaddib Muslimiinta ayaa waxay waxay isugu soo baxeen si ay u damaashaadaan farxada Ciidda.
Cirbixiyeenka Imaaraatka u dhashay Imaaraadka Carabta oo la yirahdo Sultan Al Neyadi ayaa hambalyada Ciidda Muslimiinta u soo diray isaga oo ku sugan xarunta hawada sare ee caalamiga ah, Wuxuu ka socday Suhail – oo ka tirsan xarunta Mohammed Bin Rashid Space Center.