Dhegeyso: Qalliin naadir ah oo lagu sameeyay isbitaalka weyn ee Jigjiga

Qoraalka Codka, Waa olole qalliin oo naadir ah
Dhegeyso: Qalliin naadir ah oo lagu sameeyay isbitaalka weyn ee Jigjiga

Olole qalliin oo naadir ah, kaas oo lagu sameeyay burooyinka kansarka ee kasoo baxa madaxa iyo qoorta, ayaa kusoo dhammaaday magaalada Jigjiga, ee Dowlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.

Haddaba, noocyada qalliinnada la sameeyay iyo sida ay uga faa'iideysteen bukaannadii la daweeyay ayuu Dr. Cbdiraxmaan Burraale Axmed, oo ah dhaqtar qalliinka guud ku takhasusay ahna madaxa waaxda qalliinka ee isbitaalka Xasan Yabarre ee Jigjiga, uga warramay BBC-da.