Dhegeyso: Waa kuma madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump?

Qoraalka Codka, Trump ayaa mar saddexaad u tartamaya doorashada Mareykanka
Dhegeyso: Waa kuma madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump?

Malaayiin codbixyeyaal ah oo Mareykanka ku nool ayaa doortay inuu Donald Trump kusoo laabto Aqalka Cad iyo madaxtinnimada.

Donald Trump ayaa xilka loogu dhaarin doonaa xaflad caleema-saar oo la qaban doono Isniinta 20 January 2025.

Haddaba dhegeyso taariikhdiisa oo faahfaahsan.