Dhegeyso: Xaaladda Boorama oo ay maalmahan rabshado ka socdeen
Dhegeyso: Xaaladda Boorama oo ay maalmahan rabshado ka socdeen
Xaaladda magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal ayaa degganayd tan iyo shalay gelinkii dambe, kadib mudaaharaadyo rabshado wata oo maalmihii u dambeeyay ka socday halkaas.
Booliiska iyo dad shacab ah oo dibadbax dhiagayay ayaa isku dhacay, waxaan ka dhashay khasaaro aan wali si rasmi ah loo shaacin inta uu gaarsiisan yahay.
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda goonni isu taaggeeda ku dhawaaqday ee Somaliland, ayaa ballan qaaday in baaritaan lagu sameyn doono wixii ka dhacay Boorama.
Lifaaqa kore ka dhegeyso xaaladda magaalada oo faahfaahsan:


