Sawirro muujinaya saameynta dabka Los Angeles iyo sida uu magaalada u baabi'iyay

Xigashada Sawirka, Patrick Fallon/AFP
Waa sawirro awood badan oo ku saabsan burbur, khasaaro iyo geesinnimo.
Dabka ayaa aad ugu faafay Los Angeles, isagoo kumannaan qof ku qasbay inay qaxaan iyagoo badqabkooda u baqaya wuxuuna sidoo kale burburiyay guryo ad u qurux badan iyo kuwo kharash badan uu ku baxay.
Iyadoo dabku uu sii faafay, sawirradan xoogga badan ayaa inoo sheegaya sheekooyin ku saabsan baqdin, murugo iyo niyad-jab iyo dadka oo garab isku siinaya magaalada California.

Xigashada Sawirka, David Swanson/AFP
Calaamadda ugu horreysa ee walwalka ay dad badan qabeen ayaa ahayd qiiqa adag ee kasoo baxayay buuraha aagga Pacific Palisades ee magaalada Los Angeles, oo xad la leh Santa Monica iyo xeebta caanka ah ee Malibu.

Xigashada Sawirka, Marcus Ubungen/Los Angeles Times via Getty Images
Dadka LA ayaa la qabsaday dabka balse dabkan Palisades degdeg ayuu u faafay iyadoo waxba laga qaban waayay. Cimilada qallalan iyo dabeylaha xooggan ayaa dabka sii holciyay waxayna adkeeyeen in wax laga qaban waayo.

Xigashada Sawirka, Hans Gutknecht/MediaNews Group via Getty Images

Xigashada Sawirka, Planet Labs PBC

Xigashada Sawirka, Brian van der Brug/Los Angeles Times via Getty Images

Xigashada Sawirka, Wally Skalij/Los Angeles Times via Getty Images
Dadka ayaa lagu amray inay guryahooda isaga baxaan. Qaar ayaa keliya heystay daqiiqado ay ku qaataan alaabahooda qaaliga ah ayna isaga baxaan

Xigashada Sawirka, Josh Edelson/AFP

Xigashada Sawirka, Wally Skalij/Los Angeles Times via Getty Images

Xigashada Sawirka, Zoë Meyers/AFP









