Dhegeyso: Turkiga oo horumar ka gaaray shidaalka iyo gaaska dabiiciga ah
Gaaska dabiiciga ah ee maalinlaha ah iyo bilaha ah ee Turkiga iyo wax soosaarka saliidda ceyriinka ah ayaa gaartay rikoor cusub bishii Oktoobar, sida ay sheegtay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Dabiiciga Turkiga.
Turkiga ayaa sanadkan sii dhammaanaya ee 2024 diiradda saaray gaaska iyo shidaalka.
Markabka baaritaanka ee Turkiga ee Oruç Reis ayaa bishii lasoo dhaafay tegay Soomaaliya si uu qiimeyn iyo shidaal baaris uga sameeyo. Howlgalkan ayaa la filayaa inuu ugu badnaan qaato toddoba bilood.
Lifaaqa kore ka dhegeyso warbixinta oo faahfaahsan.










