Dhegeyso: Garab ka tirsan ONLF iyo ururro kale oo isbahaysi ku dhawaaqay

Qoraalka Codka,
Dhegeyso: Garab ka tirsan ONLF iyo ururro kale oo isbahaysi ku dhawaaqay

Ururka ONLF iyo laba urur oo kale ayaa dawlad deegaanka Soomaalida kaga dhawaaqay in ay sameeysteen Isbahaysi ay ugu magac dareen Aayo ka taashiga Shacabka Soomaaliyeed.

Madashan ayey ku sheegeen in ay tahay madal midaynaysa arrimaha siyaasadda iyo diblumaasiyadda, dardargelinaysana arrimaha siyaasaseed ee Soomaalida.

Hadaba si'aan wax uga ogaano waxay tahay daladdaan cusub ee ay ONLF ka qaybta tahay waxaan la hadalnay Caddaani Hirmooge oo ah Afhayeenka ururka ONLF. Farah Lamaane ayuu u warramay, wuxuuna ugu horeynba weydiiyay baahida xilligaan kusoo beegtay samaynta madashaan.