You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Daawo: Waa tuma gabadha laga jecelyahay aroosyada Hargeysa?
Samiira Awjaamac waa gabar dhallinyaro ah oo suugaanta loo yaqaanno buraanburka ka tirisa aroosyada. Waxay caan ka tahay goobaha la gu qabto xaflado aroosyada maadaama ay dad badani jecel yihiin suugaanteeda iy codkeeda.
Samiira oo la hadashay BBC da waxay sheegtay in qudheedu ay isku meeweeliso buraanburka ay tiriso.
Wariyaha BBC Siddiiq Burmad ayaa barnaamijka ka soo duubay.