You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dhegeyso: Taariikhda fannaanad Faadumo Duur oo Muqdisho ku geeriyootay
Allaha u naxariistee waxaa magaalada Muqdisho ku geeriyootay Faadumo Maxamed Xasan (Faadumo Duur) oo ahayd fannaanad caan ah oo ka tirsan kooxda fannaaniinta Heegan ee ciidanka booliiska Soomaaliya.
Faadumo waxay qaadday heeso badan oo caan ah. Haddaba taariikhdeeda ayaan ka waraysannay abwaan Cabdi Odawaa Kulane oo isna katirsan kooxda Heegan isla markaana aqoon wanaagsan u lahaa Faadumo.