BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
TOOS, Trump: Iran wax u hari doona ma jiraan haddii aysan degdeg talaabo u qaadin
Iiraan dhankeeda waxa ay ku adkaysanaysaa in la aqbalo shuruudaha ay soo bandhigtay
Maxay Imaaraadka u beeniyeen safarka Netanyahu, Israa'iilna ay u shaacisay?
Wax ka yar laba saacadood ka dib markii Xafiiska Ra'iisul Wasaaraha Israa'iil uu si rasmi ah u xaqiijiyay booqashadiisa Imaaraadka Carabta iyo kulan uu la yeeshay Maxamed bin Zayed, madaxweynaha dalka intii lagu jiray dagaalkii Iiraan, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa beenisay booqashada waxayna diiday inay soo dhaweyso wafdi militari oo Israa'iil ah oo yimid dhulkeeda.
Maraykanku ma bixiyay jawaabihii laga sugayay ee maqluuqaadka UFO's ka?
HAweeneey ka mid ah kuwa d'adda aah ee California ayaa sugaysa jawaabo tan iyo caruurnimadeedii , hooyadeedna waxay aragtay waxyaabo aan la aqoon oo duulaya (UFO) oo samda dul heehaabaya iyadoo dhar ibadda ku waraysa si ay u qalajiso
Maxay yihiin doonyaha yaryar ee Iiraan ee dhuunta u galay Maraakiibta Maraykanka?
Khuburrada ayaa sheegaya in ujeeddada rasmiga ah ee Iiraan ay tahay in ay cadaadis saarto Washington, iyo sidoo kale in ay ka hortagto weerarada lagu soo qaado Tehraan, kuna khasbato Mareykanka in uu soo afjaro dagaalka.
Koobka Adduunka: Maxay yihiin caqabadaha ay wajahayaan taageerayaasha Afrika?
Taageerayaasha kubadda cagta ee ka socda shan dal oo Afrikaan ah oo u socda Maraykanka si ay uga qeyb galaan koobka adduunka ee 2026 ayaa la siiyay suurtagal ah ka-dhaafitaan shuruuddii dammaanadda maaliyadeed ee $15,000 ee fiisaha, haddii ay hore u haystaan tikidhada ciyaaraha.
New York Times: Maraykanka iyo Israa'iil waxay isu diyaarinayaan weerarro cusub oo suurtagal ah oo ka dhan ah Iiraan
Donald Trump ayaa Talaadadii mar kale u hanjabay Iiraan ka hor safarkiisii uu ku tegay Shiinaha, isaga oo sheegay in ay tahay inay heshiis la gasho Maraykanka ama "la burburin doono." Markii uu ku soo laabtay Maraykanka, Mr. Trump wuxuu sheegay inuu aqbali doono hakad 20 sano ah oo lagu joojinayo barnaamijka nukliyeerka Iiraan.
Saddex waxyaabood oo aad ku yarayn karto gabowga maskaxda
Mid ka mid ah siyaabaha looga hortagi karo hoos u dhaca garashada ee la xidhiidha da'da waa in diiradda la saaro qaybahan gaar ah ee maskaxda ka midka ah.
Yaa dhisay Kacbada? Goorma ayaana la dhisay?
Ilaahay wuxuu goobtaas ku tilmaamay 'Gurigii ugu horreeyay' ee dadka loo dhiso ee dunida laga korkeeda laga taagay.
Adiga oo caato u muuqda hadana gudaha maka buurnaan kartaa?
Inaad caato noqoto waxaa loo arkaa inay la mid tahay caafimaadka wanaagsan. Tani waa fikrad caan ka dhex ah bulshooyin badan oo casri ah, oo ay kor u qaadaan warbaahintu ka dibna internetka iyo baraha bulshada.
Ma laga yaabaa in dunidu u guurto wax ku kala gadashada lacagta Yuan ee Shiinaha?
Caalamku waxa uu bilaabay in uu ka hadlo istiraatijiyad maaliyadeed oo cusub oo loogu magac daray "Iibinta Ameerika."
Labiska loogu diyaargaroobayo xilka hoggaanka: Maxay Kuuriyada Waqooyi ka sheegeen dharka inanta dhaxal sugaha ah ee Kim Ju Ae?
Bishii Nofeembar 2022, waxaa soo baxay sawir muujinaya hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un oo ay dhinaciisa ay taagan tahay gabar yar oo si qurux badan u labisan — gabadhiisa Ju Ae.
Trump: Iran wax u hari doona ma jiraan haddii aysan degdeg talaabo u qaadin
Iiraan dhankeeda waxa ay ku adkaysanaysaa in la aqbalo shuruudaha ay soo bandhigtay
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 18 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 15 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 15 Maajo 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 14 Maajo 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.

























































