
Banaanbaxyo looga soo horjeedo kusiga oo ka socda Hindiya.
Raiisalwasaaraha Hindiya Manmohan Singh, ayaa sheegay in dalkiisa uu u baahan yahay in la hormariyo ammaanka dumarka, iyo inay tahay masuuliyada qof walba ammaanka dumarka.
Hadalkiisa ayaa yimid kadib mudaaharaad ka socda laba maalmood magaalo madaxda Delhi, kadib markii la afduubay oo la kufsaday laba maalmood
Dhaqtarka daawaynaya gabadha oo u baahnayd qaliin ayaa sheegay inay hadda suuxdintii ka soo kacday.