Fanaanad Istaahil: "Heesaheygu waa jaceyl laakiin waxaa loo arkaa karbaashka wiilasha"
Fanaanada da'da yar ee lagu magacaabo Princess Istaahil Mohmed Khaliif waxay sheegtay in ay jeceshahay qaadida iyo curinta heesha raga lagu durayo, ama lagu maagayo.
Waxay tilmaamtay in ay uga gol leedahay in ay ku difaaco dumarka ay "raggii xumeeyeen". Waxay sidoo kale qaadaa heesaha jaceylka ah.
Fadumo Taxadar ayaa ka wareysatay arrimo badan oo ku saabsan fankeeda.


