Muxammad Bin Cabdul Karim: 'Muslimiinta Faransiiska waa inay ixtiraamaan sharciyada ama ay ka baxaan dalka'

Hadal uu jeediyay Xoghayaha Guud ee Ururka Muslimiinta Caalamka, Maxamed Bin Cabdul Karim Al-Cisa, ayaa dhaliyay dood adag oo ka bilaabatay baraha bulshada.

Wadaadka ayaa sheegay in "Muslimiinta ku nool Faransiiska ay xushmeeyaan sharciga dalkaas ama isaga tagaan waddanka".

Maxamed Bin Cabdul Kariin wuxuu la taliye sare u ahaan jiray Maxkamadda Boqortooyada Sacuudiga

Xigashada Sawirka, Social Media

Qoraalka sawirka, Maxamed Bin Cabdul Kariin wuxuu la taliye sare u ahaan jiray Maxkamadda Boqortooyada Sacuudiga

Wargeys laga leeyahay Faransiiska oo lagu magacaabo "Le Journal du Dimanche" ayaa daabacay wareysi uu la yeeshay Al-Cisa oo ay ku soo qaateen qeybta ay uga hadlaan arrimaha isbuuclaha ah.

Sheekhaas ayaa taabtay arrinta la xiriirta Nabi Maxamed (N.N.K.H) ee sawir gacmeedka, wuxuuna yiri: "Waxay aflagaado ku tahay hal bilyan iyo 800 milyan oo Muslimiin ah."

Si kastaba, Al-Cisa wuxuu cambaareeyay "ficillada argagixisada ee magaca Islaamka lagu geysto", sida wiilkii dhallinyarada ahaa ee ka soo jeeday Chechniya ee dilay macallinkii ardeydiisa tusay sawir gacmeed lagu sheegay Nabi Maxamed (CCW).

Ka bood X boggan, 1
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 1

Balse arrinta dooda dhalisay waxay ahayd hadalka Al-Cisa ee ku saabsan Muslimiinta Faransiiska ee ahaa in "ay u hoggaansamaan shuruucda u taalla Jamhuuriyadda Faransiiska ama ay isaga tagaan dalka".

Ka bood X boggan, 2
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 2

Iyadoo dad badan ay cambaareynayaan hadalka wadaadka oo ay u arkaan "in uu Faransiiska difaacayo", haddana waxaa jiro kuwa badan oo u arka in uu matalayo "codka muslimiinta sida wanaagsan u fakaraya."

Waxay ku tilmaameen in ay tahay taageeridda sida ay diinta Islaamka qabto ee ah in la xushmeeyo xeerarka dalka ku martigeliya "wuxuu doono ha ahaadee".

Ka bood X boggan, 3
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 3

Waxaa jiro dad Al-Cisa ku eedeeyay in uu raacayo "aragtida siyaasadeed ee Sacuudiga," waxayna hadalkiisa ku tilmaameen in "uu magaca Islaamka u adeegsaday".

Ka bood X boggan, 4
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 4

Xoghayaha Guud ee Ururka Muslimiinta Caalamka, wuxuu isbuucii la soo dhaafay Telefoonka kula hadlay Wasiirka Arrimaha Dibadda Faransiiska, Jean-Yves Le Drian, waxaana la sheegay in uu kala hadlay "sida Faransiiska u xushmeynayo Islaamka".

Ka bood X boggan, 5
Oggolow X macluumaadka

Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.

Digniin: Waxaa suuragal ah in macluumaadka dad kale ay ku jiraan xayaysiin

Dhammaadka X boggan, 5

Maxamed bin Cabdul Karim al-Cisa, wuxuu xilal kala duwan oo sare ka soo qabtay Sacuudiga ka hor intaan loo magacaabin Xoghayaha Guud ee Ururka Muslimiinta Dunida.

Wuxuu ahaan jiray Wasiirkii Cadaaladda iyo la taliye sare ee Maxkamadda Boqortooyada Sacuudi Carabiya.