Haddaad jeclaan lahayd in aad adeeggan ka faa'iideysato, halkan guji

In badan Ururro Qarameed ee Laanqayrta Cas iyo Ergooyin ICRC ka mid ah ayaa soo bandhiga sawirrada muhaajiriinta oo raadinaya qaraabadooda ee ka kala lumay , iyagoo rajaynaya in qoysaska dib la isu mideeyo.
Haddaad jeclaan lahayd in aad adeeggan ka faa'iideysato, labo wax ayaad kala dooran kartaa:
In ka badan ka soo ogow maclumaadka asalka ee adeeggaan iyo dalalkee bay Ururrada Qarameedka ama Ergooyinka ICRC ka qayb qataan barnaamijkaan.
Link to the website: Click here






