You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Xog Farshaxan : Wax ka baro abtirka Barack Obama
Waxaa dalka Kenya soo gaaray madaxweynihii hore ee Maraykanka Barack Obama, kaas oo xiriir dhiig iyo dhalashaba kala dhaxeeyaan dad reer Kenya ah.
Haddaba BBC-da ayaa dib u raacday qoyskiisa iyo dadka la dhashay, waxaanan kusoo koobaynaa xogtan farshaxan ee xagga hoose ka muuqato.