You’re viewing a text-only version of this website that uses less data. View the main version of the website including all images and videos.
Dooro xulka Afrikaanka ah ee abid ugu wanaagsanaa Koobka Adduunka
Shan dal oo Afrikaan ah ayaa ka qeyb qaadanaya Koobka Adduunka ee sannadkan ka dhacaya Ruushka.
Sanadihii lasoo dhaafay, waxaa jiray ciyaartooy Afrikaan ah oo si wanaagsan ugu soo dhex muuqday tartankan ugu magaca dheer caalamka.
Marka adiga oo adeegsanaya bartan, dooro laacibiinta Afrikaanka ah ee aad u xulan lahayd kooxdaada Koobka Adduunka. Liiskan waxaa soo diyaariyay khubaro BBC ah oo ku xeeldheer kubadda cagta Afrika.
La wadaag kooxda aad xulatay asxaabtaada, ka dibna ogow xogta taariikhda Koobka Adduunka ee ciyaartooydaada.