Dhageyso: Taariikhda xilligii Soomaalida ay tagtay Britain oo la soo bandhigayo
Goorma ayey Soomaalidu timi wadankan Britain, Taariikhda Soomaalida mala keydiyey. Bandhig arrintaas ku saabsan ayaa ka bilowday Britain. Cabdixafit Cawil Ismaciil ayaa warkan ka diyaariyay.
