Isku aadka ciyaaraha maanta

Ciyaartii Manchester City iyo Girona

Xigashada Sawirka, AFP

Qoraalka sawirka, Ciyaartii Manchester City iyo Girona

Horyaalka England ayaa manta iyo beritaba waxaa dhacaya ciyaaro ay kooxuhu isku arki doonaan. West Ham waxay wada ciyaari doonaan kooxda Waqooyiga London ka dhisan ee Tottenham.

Kooxda Burley waxaa marti u noqonaysa kooxda horyaalka ku cusub ee Huddersfield.

Everton oo ciyaarteedii ugu dambaysay laga adkaaday waxaa u imanaysa kooxda Bournemouth

Manchester City oo maalmahan la qaban la'yahay waxaa marti u ah kooxda Crystal Palace

Kooxda Manchester United waxay u safraysaa garoonka magaalada Southampton.

Chelsea oo ah kooxda haysata horyaalka England waxay aadaysaa garoonka kooxda Swansea

Liverpool waxay ishardin doonaan kooxda Leicester ee dawacooyinka.