Muranka Dhulka ee Hargeysa oo hoos u dhacay

Qoraalka Codka, Muranka DHulka ee Hargeysa oo hoos u dhacay

Magaalooyinka waaweyn ee Somaliland dhibaatada ugu badan ee dadku isku qabsadaa waa dhulka.

Gobolka Maroodijeex ayaa haddaba markii ugu horeysay isqabsiga dhulku hoos u dhacay sida lagu sheegay warbixin ay soo saareen gudiga ka garnaqa arimaha muranka dhulku.

Weriyaha BBC ee Hargeysa axmed Saciid cige ayaa haddaba waxa uu wareystay gudoomiyaha gudiga ka garnaqa dhulka ee gobolka hargeysa Maxamed Cabdiraxmaan Jaamac.