Falanqeyn: Shaqada la-taliyaha amniga

Qoraalka Codka, Falanqeyn: Shaqada la-taliyaha amniga

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir agaasimihii hore ee haydda nabad sugida ayaa hadda madaxwyane maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu xalay u magacaabay la-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha. Haddaba xilkaan muxuu yahay, Cabdirisaaq Cumar Maxamed