BBC News, Somali - War
Wararka ugu waaweyn
In ka badan 500 oo qof ayaa lagu dilay rabshadihii doorashada Tanzania
Xisbiyada Mucaaradka Waxay sheegeen in baaritaanku "uusan noqon karin mid madax-bannaan gaar ahaan marka dowladda lafteedu tahay tuhunsanaha ugu weyn ee dambiyada la baarayo".
Madaxweynaha Kenya oo ka caraysiiyey dadka Nayjeeriya ka dib markii uu ku "jeesjeesay" sida ay ugu hadlaan af-Ingiriiska
"Haddii aad maqasho qof Nayjeeriyaan ah oo hadlaya, ma garanaysid waxa uu ku hadlayo, waxaad u baahan tahay turjubaan xitaa marka ay ku hadlayaan Ingiriisiga" ayuu yiri Ruto isagoo qoslaya
TOOS, Trump oo sheegay in xabbad joojinta Lubaan iyo Israa'iil saddex toddobaad lagu kordhiyey, iyada oo aan weil xiisadda Iiraan iyo Maraykanka aan xal laga gaarin
Trump ayaa ku dhawaaqay in heshiiska xabbad-joojinta Lubnaan iyo Israa'iil in lagu kordhiyey sadex todobaad, isaga oo tilmaamay in "Maraykanku uu la shaqaynayo Lubnaan si uu uga caawiyo sidii ay isaga difaaci lahayd Xisbullah".
Iiraan waxay haysataa Yuraanium tayeysan, balse ma samaysan kartaa hub nukliyeer ah?
Bilawgii dagaalka, Iiraan waxa ay haysatay ku dhawaad 440kg oo Yuraaniyaam ah oo tayaysan ilaa 60%, sida ay sheegeen saraakiil sarsare oo Maraykan ah.
Ma taqaan "Xabsiga cayilka" oo maalintii qofka laba jeer la miisaamo?
Xaruntan cusub ma ahan goob isboorti oo raaxo leh, balse waa xero miisaan dhimis oo loo qaabeeyey sida xeryaha militariga ee Shiinaha.
Trump oo sheegay in uu ogyahay arrinta ka dhex socota madaxda Iran
Iiraan ayaa ku dhawaaqday inay go'aansan doonto maraakiibta ay ogolaanayso inay maraan Hormuz, isla markaana ay ka qaadi doonaan lacago badan oo ay ku maraan
Sir qarsaneed 49 milyan oo sano: god badalay fikirkii aan ka haysanay nolosha
Gunta hoose ee dhagaxa ah ee buuraha qotada dheer ee lamadegaanka Chihuahuan ee koonfurta New Mexico, waxaa ku yaal shabakad ka kooban 119 god. Godadka ayaa ah qayb ka mid ah Carlsbad Caverns National Park, waxaa la sameeyay afar ilaa 11 milyan oo sano ka hor
Sidee kaniinka aasbiriinku hoos ugu dhigi karaa khatarta kansarka caloosha?
Waxay u muuqataa wax aan la rumaysan karin, haddana waxaa muddo dheer jiray calaamado muujinaya in dawadani ay yarayn karto fursadaha kansarka mindhicirka ee fida.
Wasiirka Gaashaandhigga Israa'iil oo ku hanjabay in Israa'iil ay sugeyso ogolaanshaha Mareykanka si ay u weeraraan Iiraan
Wasiirka difaaca ee Israa’iil ayaa sheegay in dalkiisu uu diyaar u yahay in uu dib u cusboonaysiiyo dagaalka ka dhanka ah Iran oo uu dib ugu celiyo “xilligii mugdiga iyo dhagaxa.”
Cuntooyinka kor u qaadi kara niyad wanaagaaga
Nafaqooyinka cuntada ayaa door ka ciyaara sida jirkaagu u soo saaro kiimikooyinka dareenka wanaagsan sida serotonin iyo dopamine.
Shakiga ah in ganacsato xog ogaal ah ay isticmaaleen xogta madaxweynaha oo hareeyey madaxtinimada Trump
Wiilka madaxweyne Trump, Donald Trump Jr., waa maalgeliyaha Polymarket waana xubin ka tirsan guddiga la-talinta. Sidoo kale waa la taliyaha dhanka istaraatijiyadda ee Kalshi oo ay la xiriirtay BBC-da si ay xog dheeraad ah uga hesho
Maxay shirkadda ugu weyn adduunka ee konteenarrada u joojisay shixnadihii dekedda Berbera? Faahfaahin
Shirkadda Maersk ayaa todobaadkan shaaca ka qaadday joojinta in ay diiwaan galiso shixnado cusub oo loo qaado ama ka timaada dekedda Berbera
BBC Somali waxaad ka heli kartaa WhatsAPP
Wararka Soomaalida iyo Qurbaha
Fan iyo Dhaqan
Diin iyo Taariikh
Maqal iyo Muuqaal
Barnaamijyada Idaacadda
Listen Next, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 24 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 24 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.
Dhageyso, Dunida Iyo Maanta, 16:59, 23 Abriil 2026, Muddada 1,00,00
Barnaamij aan ku eegno wararkii ugu dambeeyay ee caalamka iyo Soomaalida.
Dhageyso, Idaacadda Subaxnimo, 07:00, 23 Abriil 2026, Muddada 29,00
Barnaamijka aroornimo ee soo bandhiga wararka gogoldhaca u ah maalinta iyo cayaaraha.

























































