Sawiradii laga qaaday dagaaladlkii ugu dambeeyay ee Israa'iil iyo Xamaas

.

Xigashada Sawirka, MOHAMMED SABER/EPA-EFE

Qoraalka sawirka, Kooxda Falastiiniyiinta ee Xamaas oo weerarro kadis ah ka fuliyay Israa'iil iyo kumanaanka ganaallaha ah ee ay ku garaaceen
.

Xigashada Sawirka, Amir Cohen/ REUTERS

Qoraalka sawirka, Dhowr gantaal ayaa ku dhacay koonfurta magaalada Ashkelon. Israa'iiliyiin dhowr ah ayaana la dilay
.

Xigashada Sawirka, Itai Ron/REUTERS

Qoraalka sawirka, Dhismayaashan dabaqyada ah ayaa ka mid ahaa kuwii duqeeyay
.

Xigashada Sawirka, Itai Ron/REUTERS

Qoraalka sawirka, Israa'iiliyiintu waxay gabaad ka dhiganayeen barxadaha marka uu dhawaaqo seeriga hawada
.

Xigashada Sawirka, Ronen Zvulun/REUTERS

Qoraalka sawirka, Laakiin qaarkood waxa ay gabbaad ka dhiganyeen bannaanka dhisme yaasha
.

Xigashada Sawirka, Ammar Awad/REUTERS

Qoraalka sawirka, Kooxda Xammaas waxa ay galeen xuduudda Israa'iil, balse kuwani waxa ay ku sugnaayen Qasa iyagoo kusii jeeda xududda.
.

Xigashada Sawirka, SAID KHATIB/AFP

Qoraalka sawirka, Kooxda Xammaas waxa ay galeen xuduudda Israa'iil, balse kuwani waxa ay ku sugnaayen Qasa iyagoo kusii jeeda xududda.
.

Xigashada Sawirka, Ashraf Amra/Anadolu Agency via Getty Images

Qoraalka sawirka, Qaarkood waxa ay isticmaalayeen cagaf cagaf si ay usoo jabiyaan xadka
.

Xigashada Sawirka, Ashraf Amra/Anadolu Agency via Getty Images

Qoraalka sawirka, Waxaa gacanta lagu dhigay taangi ay leedahay Israa'iil waana la burburiyay
.

Xigashada Sawirka, Ahmed Zakot/ REUTERS

Qoraalka sawirka, Maleeshiyada Xamaas ayaa sidoo kale gacanta ku dhigtay gaarigan ciidamada Israel, waxayna dib ugu celiyeen Qaza
.

Xigashada Sawirka, SAID KHATIB / AFP

Qoraalka sawirka, Waxaa sidoo kale kamida cagaf-cagafkan
.

Xigashada Sawirka, Ammar Awad/REUTERS

Qoraalka sawirka, Israa'iil waxa ay sheegtay in ay haatan ku guda jirto dagaal kadhan ah Xamaas
.

Xigashada Sawirka, Mohammed Salem/REUTERS

Qoraalka sawirka, Waxaa ay Israa'iil fulisay weerar aargoosi ah oo ay ku duqeysay Qasa kuna dhinteen ilaa 198 qof sida ay ma'uuliyiin sheegeen
.

Xigashada Sawirka, EYAD BABA/AFP

Qoraalka sawirka, Dagal yahanno geeriyooday
.

Xigashada Sawirka, MAHMUD HAMS / AFP

Qoraalka sawirka, Qaar kamida dadkii daganaa Qasa oo ka qaxay guryahooda