Dhegeyso: Maxaa ka soo kordhay xaaladda caafimaad ee Abwaan Xirsi-Dhuux
Dhegeyso: Maxaa ka soo kordhay xaaladda caafimaad ee Abwaan Xirsi-Dhuux
Waxaa weli lagula tacaalayaa isbitaal ku yaal magaalada Muqdisho dhaawaca Abwaan Xirsi-Dhuux Maxamed Wehliye oo ah Guddoomiyaha Golaha Abwaannada Soomaaliyeed oo todobaadkii hore shil ku galay halkaas.
Abwaanka oo dhaawac culus soo gaarey ayaa waxaan xaaladdiisa ka wareysannay Maareeyaha Tiyaatarka qaranka Abwaan Cismaan Cabdullaahi Guure oo si dhow ula socday xaaladda abwaanka. Wuxuuna khadka telefoonka ugu warramay Faarax Lamaane.
Fadlan halkan riix oo ku soo biir janalka WhatsApp ee BBC Somali si aad u hesho wararkii ugu dambeeyey ee caalamka, iyo kuwa gobolka


