Dhegeyso: Faahfaahin ku saabsan shirka golaha wadatashiga ee Muqdisho ka furmay

Qoraalka Codka,
Dhegeyso: Faahfaahin ku saabsan shirka golaha wadatashiga ee Muqdisho ka furmay

Magaalada Muqdisho waxaa galinkii dambe ka furmay shirka madaxda maamul goboleedyada iyo dawladda federaalka ee loo yaqaanno shirka golaha wadatashiga.

Shirkan ayaa hore u baaqday laba goor, lamana sheegin sababta, waxaana maanta furitaankiisii ka soo qayb galay hogaamiyaha SSC-Khaatumo Cabdulqaadir Firdhiye oo markii ugu horreysay shirka ka soo muuqday.

Haddaba faahfaahinta shirkaas ayuu weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aadan uga warramay Liibaan Cabdi Warsame.