Dhegeyso: Diyaargarowga caleemo-saarka Cabdiraxmaan Cirro

Qoraalka Codka, Dhegeyso: Caleemosaarka Cabdiraxmaan cirro
Dhegeyso: Diyaargarowga caleemo-saarka Cabdiraxmaan Cirro

Magaalada Hargeysa waxaa ka socda qabanqaabada xafladda Caleemo-saarka madaxweynaha cusub, Cabdiraxmaan Cirro, ayadoo lagu wado in maanta loo dhaariyo xilka.

Xukuumadda ayaa waddooyinka dhigtay ciidan amniga suga, waxaana aad looga dareemayaa bartamaha magaalada diyaargarowga Caleemo-saarka.

Wariye Saleebaan Saxansaxo oo saaka waaberigii soo maray wadooyinka magaalada Hargeysa qaarkood ayaa warbixintan ka diyaariyey.