Dhegeyso: Amarka uu Mareykanka uga baxayo WHO saameyn intee ah ayuu ku yeelanayaa Afrika iyo Soomaaliya?
Dhegeyso: Amarka uu Mareykanka uga baxayo WHO saameyn intee ah ayuu ku yeelanayaa Afrika iyo Soomaaliya?
Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa saxiixay amar madaxweyne si uu u bilaabo Maraykanku ka bixitaanka Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO).
Haddaba go'aankan uu qaatay sidee u saamayn doonaa Afrika iyo gaar ahaanba Soomaaliya howlaha ay ka qabato WHO? su'aalahaan iyo kuwo kalaba waxaan waydiinay Dr Asad Khaliif Caliweyd oo arrimaha siyaasadda Maraykanka ka faallooda.


