Faahfaahinta labo qof oo Hargeysa lagu dilay
Faahfaahinta labo qof oo Hargeysa lagu dilay
Nin baastoolad ku hubeysan ayaa xalay labo qof ku dilay Magaalada Hargeysa ee Somaliland, ka dib markii uu rasaas ku furay, xilli ay saarnaayeen mid ka mid ah basaska yaryar ee xaafaddaha Hargeysa u kala goosha, oo xilligaas taagnaa boosteejada ama Istaanka basaska laga raaco.
Dhegeyso faahfaahinta warkan oo uu inoo hayo weriye Saleebaan Saxansaxo.


