Dhegeyso: Barre Hiiraale: “Saraakiil Itoobiyaan ah ayaa iigu hanjabay in anigoo katiinadeysan ay iga saari doonaan Doolow”
Barre Adan Shire (Hiiraale) oo ka mid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda gobolka Gedo oo muddooyinkii ugu dambeeyayna ku sugnaa gobolkaas ayaa sheegay inay hanjabaad uga timid ciidamo uu sheegay inay Itoobiyaan yihiin.
Barre Hiiraale oo lasoo xiriiray BBC-da ayaa sheegay in ciidankan ay ku amreen inuu ka baxo gobolka.
Halkan ka dhegeyso wareysiga gaarka ah ee Barre uu siiyay BBC-da, iyo waxa uu yahay qorshihiisa, wuxuu u warramay Kauthar Maxamed Cabdullaahi.










