Dhegeyso: Maxaa loo hadal hayaa heesta cusub ee Xiddigaha Geeska kasoo muuqdeen?

Qoraalka Codka, Heestan ayaa qabsatay baraha bulshada
Dhegeyso: Maxaa loo hadal hayaa heesta cusub ee Xiddigaha Geeska kasoo muuqdeen?

Kooxda Xiddigaha Geeska ee ka dhisan magaalada Hargeysa ayaa dhawaan soo saaray heeso hadal-hayn badan ka dhex dhaliyey baraha bulshada Soomaalida, ka dib markii dadweynahu siyaabo kala duwan uga falcelyeen. Waxaa gaar ahaan jirta hees dhowaan soo baxday oo laga hadal hayo baraha bulshada.

Dulucda heesta iyo farriinta ay gudbineyso ayaa waxaa ka warramaya weriyaha BBC ee Hargeysa Sadiiq Muxumad Burmad.