Dhegeyso: Dhacdada naxdinta leh ee dilka nin iyo xaaskiisa loogu geystay deegaan ka tirsan Cadaado
Dhegeyso: Dhacdada naxdinta leh ee dilka nin iyo xaaskiisa loogu geystay deegaan ka tirsan Cadaado
Dabley hubeysan ayaa nin iyo xaaskiis ku diley deegaanka Gaalyeel oo hoostaga degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud.
Dableydii dilka geysytey ayaa sida la sheegay baxsaday ka dib markii ay rasaas huwiyeen lammaanaha oo gurigooda ku fiidsanayay xalay.
Haddaba si aan xog dheeri ah uga helno dhacdadan ayaa waxaan khadka teleefoonka kula xiriirnay Cilmi Cumar Dhegoburo oo ah aabbaha ninka dhintay.


