Dhegeyso: Puntland oo fahfaahin ka bixisay howlgallo dhowaan laga fuliyay deegaanno ay joogaan Daacish
Dhegeyso: Puntland oo fahfaahin ka bixisay howlgallo dhowaan laga fuliyay deegaanno ay joogaan Daacish
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamadoda ay guulo waaweyn ka gaareen howlgal ka dhanka uruurka Daacish, isla markaana haatan laga saaray fariisimo ay ku lahaayeen aagag ku yaalla Buurta Calmiskaad ee gobolka Bari.
Waxay sheegeen inay fuliyeen duqeymo ayna qarxiyeen miinooyin ay dhulka ku aaseen kooxdu. Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir ayaa halka uu marayo howlgalka iyo wada-shaqaynta caalamiga ee dagaalkaas uga warramay BBC-da.
Lifaaqa ka dhegeyso wareysiga oo faahfaahsan:


