Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa sidii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysa

Qoraalka Codka, Soomaaliya ayaa sanadkii tegay guulo ka gaartay deyn-cafinta
Dhegeyso: Dowladda Soomaaliya oo qorsheyneysa sidii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysa

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in meel gebageba ah ay marayaan dadaallada iyo geeddi-socodka deyn cafinta Soomaaliya.

Wasiirka Maaliyada ee Soomaaliya Biixi Iimaan Cige oo BBC-da wareysi gaar ah siiyay ayaa sidoo kale sheegay in ay wadaan dadaallo lagu mideynayo canshuuraha iyo nidaamkii lagu heli lahaa lacag shilin Soomaali ah oo dalka oo dhan ka wada shaqeysa.

Lifaaqa kore ka dhegeyso wareysiga wasiirka oo dhammeystiran: