Dhegeyso: Waa sidee xaaladda Beled Xaawo ee saakay?

Qoraalka Codka, Magaalada ayaa maalmahan waxaa ka socday dagaal
Dhegeyso: Waa sidee xaaladda Beled Xaawo ee saakay?

Waxaa saaka deggan xaaladda maaalada Beled xaawo ee gobolka Gedo ka dib dagaallo goos goos ahaa oo shalay halkaasi ka socday, ha yeeshee dadka deegaanka ayaa BBC-da u sheegay inay weli taagan tantahay cabsi ah inuu dagaalka dib u qarxi karo.

Magaalada isgaarsiinta ayaa weli ka go'an. Mid ka mid ah dadka deegaanka oo codsaday inaan magaciisa la shaacin ayaa inoo warramay.

Lifaaqa kore ka dhegeyso: