Dhegeyso: Soomaaliya oo deeq waxbarasho u fidisay ardayda Suudaan
Dhegeyso: Soomaaliya oo deeq waxbarasho u fidisay ardayda Suudaan
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay tiro deeq waxbarasho ah oo ay siinayaan ardayda dalka Suudaan oo waxbarashadoodii ay meesha ka saareen dagaallada ka socda dalkaasi.
Wasaaradda waxbarashada ee Soomaaliya waxay sheegtay in safaaradda Suudaan ee Muqdisho ay la wadaageen deeqdaas waxbarasho ee ay u fidiyeen ardayda.
Maxamed Cabdillaahi Maxamuud, agaasimaha guud ee hiddaha iyo tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada ee Soomaaliya ayaa BBC-da arrintaas uga waeramay.


