Daawo: 5 arrimood oo cajiib ah oo habeenkii badda lagu arko
Iftiinka dayaxa wuxuu dhaliyaa ashqaraarka dunida ugu weyn. Nooleyaal cajiib ah ayaa badda gunteeda ka soo baxa, marka ay ku dhacaan mowjaduhuna waxay bixiyaan midab buluug ah. Waa aragti la arki karo marka uu gabbalku dhaco oo kaliya.
1. Iftiinka ay sameeyaan noolaha badda ku jira oo muuqaal qurxoon u yeela badda.

Xigashada Sawirka, Naturepl.com/Doug Perrine
2. Noole iftiima marka uu mugdiga jiro.

Xigashada Sawirka, Naturepl.com/Martin Dohrn
3. Iftiinka dayaxa wuxuu dhaliyaa ashqaraarka ugu weyn ee badda gunteeda.

Xigashada Sawirka, Matt Davis

Xigashada Sawirka, Naturepl.com/Jurgen Freund
4. Yaxaas badeed iyo iyo libaax badeedka waxay ku tiirsan yihiin iftiinka dayaxa.

Xigashada Sawirka, Naturepl.com/Jürgen Freund
5. Xayawaanno cajiib ah oo dusha sare ee badda u soo baxa habeen walba.

Xigashada Sawirka, Naturepl.com/Franco Banfi






