Sawirro: Barafka iyo siduu u bilay meelo uu barriinsaday

Dalka Ingiriiska ayaa waxa sannadkan ku soo maray qabow aad u ba'an oo baraf aan muddo dheer la arag ayaa ka da'ay dalkaas.

Waxa se la yaab leh in taalooyin, dhir iyo dhismeyaal uu barafkaasi ku fadhiistay uu ku bilay qurux dheeraad ah oo uu ku dhaabay.

Waa kuwan sawirro qurux badan oo laga qaaday meelo badan oo ku yaal dalka Ingiriiska.

Taallo ku taal London

Xigashada Sawirka, CHARLOTTE_R_BURNETT/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, Taallo ku taal London

Waa muuqaal qurux badan oo laga qaaday baraf ku habsaday taallo ku taal London.

.

Xigashada Sawirka, GREG BUTLER/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .

Baraf ka laalaada dhirta oo aad mooddo rucub lulata.

.

Xigashada Sawirka, KERRYJ/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .

Sawirrada dhirta iyo barafka isku dhaabani kala daran.

.

Xigashada Sawirka, SONIC/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .
.

Xigashada Sawirka, NEVERENOUGHCRUISING//WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .

Fallaadhaha cadceedoo casar gaaban joogtiyo baraf wada casuus badan.

.

Xigashada Sawirka, WHEELZEM27/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .
.

Xigashada Sawirka, JOSEPHINE/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .
.

Xigashada Sawirka, CHRIS3011/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .
.

Xigashada Sawirka, NANNAP/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .
.

Xigashada Sawirka, CAMERACTUS/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .

Taallo kale oo London ku taal oo baraf shareeray.

.

Xigashada Sawirka, VICKI/WEATHER WATCHERS

Qoraalka sawirka, .