Falanqeyn: Maxaa sababaya rabshadaha dalka DR Congo
Waxa laga maqley rasaas goos-goos ah labada magaalo ee ugu waaweyn Jamhuuriyada Dimuqraadiga ee Koongo.
Arrintaasi ayaa timi ka dib markii mucaaradka ay billaabeen dibad bax ay ku tilmaameen inuu yahay mid nabdoon.
Ujeedadooda waxay tahay in ay cadaadiyaan madaxeyne Joseph Kabila, oo xilligiisa madaxweynenimo ay dhammaatay kaas oo dib u dhigay doorashada.
Dad yar ayaa wadooyinka magaalooyinka Kinshasa iyo Lubumbashi ku gubey taayiro.
Haddaba maxaa sabab u ah in xaaladan jahwareerka siyaasadeed ah ee Congo.
weriyaha BBC-da Rage xassan ayaa suaashasi iyo su'aalo kale weydiyay Maxamed Cabdulaahi oo ah ka faallooda arrimaha Afrika.