Daawo: Sidee baraha bulshada ay Soomaalida lacag uga sameeyaan?

Qoraalka Muuqaalka, .

Soomaaliya kumanaan dhalinyaro ah oo ka soo qalin jabiyay Jaamcadaha dalka iyo kuwa dibadda ayaa shaqo la'aan ah balse waxaa jiro dhalinyarada qaar oo isku dayaya in ay shaqo abuur sameystaan iyagoo ka faa'ideysanaya horumarka xowliga ku socdo ee tiknoolajiyada.

Haddaba weriyaha BBC ee Muqdisho Maxamuud Cabdicasiis ayaa la kulmay koox dhalinyaro ah oo ku shaqeysta baraha bulshadda.