Gabadha da'a yar ee Muqdisho ka dhisto dhismayaasha casriga

Fatxi Maxamed waa gabadh da'yar oo ku nool magaalada Muqdisho oo ay u rumowday riyo ay yaraanteedii ku hamin jirtay.