Gabadha da'a yar ee Muqdisho ka dhisto dhismayaasha casriga

Qoraalka Muuqaalka, Gabadha da'a yar ee Muqdisho ka dhisto dhismayaasha casriga

Fatxi Maxamed waa gabadh da'yar oo ku nool magaalada Muqdisho oo ay u rumowday riyo ay yaraanteedii ku hamin jirtay.