Daawo: Waayeelka ‘kitaabbada xooray’ si uu caan uga noqdo Tiktok
Shariif Xuseen oo 58 jir ah, wuxuu caan ku noqday muuqaallo madaddaalo ah oo uu soo galiyo barta uu ku leeyahay Tiktok, laakiin sababta ay dad badan u daawadaan muuqaalladiisa ayaa ah, hab-dhaqankiisa oo uu beddelay.
Beddelkii wacdiga iyo xadrada wuxuu hadda sameeyaa muuqaallo madaddaallo iyo qoob-ka-cayaar ah.