Xaramka: Muxuu yahay go’aanka muranka dhaliyay ee khuseeya haweenka Cumraysanaya?

Xigashada Sawirka, Jasmin Merdan
Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa shaacisay in dumarka qaan-gaarka ah loo oggol yahay inay dalkaas u safri karaan iyagoo aanu la socon nin maxram u ah.
Markii hore, Sacuudiga ayaa qasab uga dhigi jiray dumarka doonaya inay waddankaas u tagaan Cumro ama Xaj inuu la socdo marxam ama ay tahay haweeney da'deedu ka weyn tahay 45 jir isla markaana la socota dumar kale.
Wasaaradda arrimaha xajka iyo cumrada oo go'aankan shaacisay ayaan sheegin sababta xilligan keentay in dumarka loo oggolaado inay maxram la'aan tegi karaan Maka iyo Medina.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 1
Hase yeeshee qaar kamid shirkadaha ka shaqeeya Xajka iyo Cumrada ee Nairobi oo aan la hadalnay ayaa sheegay in weli shardiga maxramka uu jiro oo aan laga saarin barta laga codsado dal ku galka Sacuudiga.
Qaar kamid ah Muslimiinta caalamka ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay go'aanka ka soo baxay Sacuudiga. Qaar ayaa si adag u diiday oo ku tilmaamay wax aan la aqbali karin.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 2

Dhammaadka X boggan, 3

Dhammaadka X boggan, 4
Hase yeeshee waxaa dhanka kale jira dad soo dhaweeyay go'aanka.
Macluumaadkan waxaa daabacay X. Waxaan dalbanayenaa fasaxaaga ka hor inta aan la furin, waxaa laga yaabaa inay isticmaalayaan cookies iyo farsamooyin kale. hadii aad u bahato akhri X xeerarka cokie iyo kan ku saabsan xogta gaarka ah ka hor inta aadan aqbalin. si aad u aragto xogta guji ‘aqbal oo soco’.
Dhammaadka X boggan, 5

Dhammaadka X boggan, 6

Dhammaadka X boggan, 7
Waa maxay maxram?
Ninka maxramka u ah dumarka waa kan aan guursan karin, ama aysan qasab ahayn inay ka xijaabtaan.
Waxaa jiro tiro axaadiis ah oo ka hadlay in dumarka aysan safri karin masaafo dheer maxran la'aan, waana sababta ay qasab u ahayd in maxram uu wehliyo dumarka tegaya Xajka ama Cumrada.
Sanadihii dambe waxaa soo baxay khilaaf ku taagan in xilligan casriga ah loo baahan yahay maxram. Qaar kamid ah culimada ayaa ku doodaya in waagii hore uu safarka adkaa, balse maadaama hadda ay jiraan gaadiid noocyo bada oo fududeeyay safarka aan loo baahnayn maxram.
Waxa ay dooddooda gundhig uga dhigeen in haddii aysan jirin khatar amni ay dumarka maxram la'aan safri karaan.