Dhageyso: Fannaanka caanka baxay ee mar darbi jiifka noqday

Qoraalka Codka, Fannaanka Caanka ah ee Iidle Yare

Hobolka Caan baxay ee Cabdiraxmaan Cabdillaahi Nuune, oo loo garan ogyahay (Iidle yare) ayaa BBC Somali uga waramay maalmihiisii fanka kahor, noloshii adkeyd ee derbi-jiifashada iyo ku noolaashaha cuntooyinka maqaayadahu daadiyaan.

Fanaankan oo ku barbaaray degmada Madiina ee gobolka Banaadir ayaa wariyaha BBC Faaduma Taxadar uga waramay waayahiisa noolaleed.