FALANQEYN Doorashada Soomaaliya: Hufnaanta doorashada maanta ka dhacday Kismaayo
Waa sidee hufnaanta doorashada maanta ka dhacday Kismaayo, mar haddiise rag kaliya maanta soo bexeen maxay uga dhigan tahay qoondadii haweenka oo hal gabar ay ka sharraxnayd balse aan soo bixin.
Su'aalahaas iyo kuwo kale ayaan waydiiyey Shariif Cusmaan oo falanqeeya siyaasadda Soomaaliya. khadka teleefoonka ayuu iigu warramay.