ciimo Sheekh: Gabadh baratay cilmiga beeraha haddana beeralay noqotay
Naciimo Sheekh waxa ay ka mid tahay dhallinyarada Soomaalida ah ee gudaha Soomaaliya ku bartay cilmiga beeraha, haddana waxa ay samaysatay beer ay iyada leedahay, taas oo ay shaqo abuur uga samaysay dad kale.