Dhageyso: Madaxweyne Farmaajo ma haystaa baasaboorka Canada?
Villa Soomaaliya ayaa beenisay in madaxweynaha uu haysto baasaboorka Canada, iyo in uu madax ka soo noqday jaaliyadda Soomaalida ee Buffalo.