Kumuu ahaa Janaraal Axmed Jaamac, taliyihii booliska ugu dambeeyay ee dowladdii Kacaanka

Qoraalka Codka, Kumuu ahaa Janaraal Axmed Qaalib, taliyihii booliska ugu dambeeyay ee dowladdii Kacaanka

Magaalada Muqdisho waxaa ku geeriyooday allaha u naxariistee Taliyihii hore ee Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Janaraal Axmed Jaamac Muuse.

Genaraal Jaamac Maxamed Qaalib oo ay is garanayeen saaxiib dhowna ahaayeen Alle ha u naxariistee Janaraal Axmed Jaamac Muuse ayaa ka waramaya intii uu ka yaqaanay.