Kumannaan qof ayaa ka dibad baxay bireynta macallimka ardeydiisa tusay sawir Nabi Maxamed (NNKH) lagu sheegay

Qoraalka Muuqaalka, Muqaal: Macallimkii lagu bireeyay Faransiiska iyo isu soo baxyada ka dhashay

Kumannaan qof ayaa ka dibad baxay bireynta macallimkii Faransiiska u dhashay ee ardeydiisa tusay sawir kartoon ah oo Nabi Maxamed (NNKH) lagu sheegay.