Daanyeer miyaa sawirkan qaaday?

Qoraalka Muuqaalka, Waa muuqaal ka mid ah kuwii laga helay taleefoonka

Wiil u dhashay dalka Malaysia ayaa sheegay in taleefankiisa gacanta oo maalmo ka maqnaa uu ku arkay sawirrada iyo muuqaallo daanyeerro oo uusan ogayn cidda qaaday ama duubtay.