Duurjoogta Chernobyl: Muuqaal laga helay duurjoogta ku nool meel ay ka dhacday musiibo nukliyeer

Qoraalka Muuqaalka, Muuqaal laga helay duurjoogta ku nool meel ay ka dhacday musiibo nukliyeer

Markii bini-aadamka ay isaga guureen Chernobyl, ka dib markii warshad nukliyeer ay meesha ku baaba'day, duurjoog iyo xaywaanaad kale ayaa goobtii degay.

In kastoo shucaac heer sare ah uu meesha ka jiro, noolaha kale way ku badbaadeen - waxaana ka mid ah kuwa aan weligood halkaa lagu arag.

Hal nin ayaa sida ay duurjoogtaa u noolyihiin ku duubay kaameradiisa.